April 16, 2010

MASHRUUCA ASHAHAADO LA DIRIRKA: oo gaarey heer in sida Gaaladda loo dhaarto iyo Shariifka oo ka qayb galey!

UGAANDHA: Waxaa meelka mid ah Dalka Ugaandha lagu dhigay xaflad lagu sheegay in Ciidan ay leedahay Dowlad-ku-sheegta Soomaaliya oo dhameys siiytey Tabo-bar/farabarey ay siiyeen calooshood-u-shaqeystayaasha Ugaandha iyo waliba Dowlado kale oo ay ku jiraan Mareykanka, Faransiiska iyo kuwa kale oo dhamaantood cadow/gumeystayaal ah.

April 13, 2010

CALOOSHOOD-U-SHAQEYSATADA AMISOM: oo ku waayey Saraakiil iyo Ciidan dhan 20 qarax lala beegsadey.

MUQDISHO SOOMAALIYA: Waxaa doraad Ciidanka/Jabhadda loogu yeero AMISOM ee Colooshood-U-Shaqeyatadda ah lagu weerarey qarax Miino kuwa dhulka lagu aaso ah, weerarka ayaa laga eegtay Ciidanka Xasuuqa u yimid ee AMISOM iyagoo lugeynaaya inta u dhaxeysa Iskool-Bolizia iyo Dekedda.

Weerarka ka dib waxaa la xaqiijinayaa in Jabhadda AMISOM ay uga dhinteen ilaa 20 ka mid ah Ciidankooda xaquuqa ka wada Xamar, waxaa ka mid ahaa Sarkaal.

April 7, 2010

ABWAAN ABSHIR BACADLE: oo ka hadley xasuuqa Ciidanka shisheeye (AMISOM).

MUQDISHO Soomaaliya: Waxaan horey u maqalney (QAYLO-DHAAN iyo Waayaha-cusub) iyo Fanaaniin Soomaaliyeed oo ka cabanaaya Halgamayaasha Dalka (Alshabaab iyo Xisbul-Islaam) kuwaas oo curiyay HEESO cabasho ah oo ay ula jeedaan walaalaha Soomaaliyeed ee difaaca Dalka heeganka ugu jira una dhimanaaya. waxayna marwalba iska indha tiraan oo caadi la ah xasuuqa-Caalamiga ah ee ay Ciidanka calooshood-u-shaqeysatada ah ee AMISOM ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Muqdisho.

April 5, 2010

FAALO: Kooxda Mooryaanta Goboladda dhexe (Ahlu Sunna la baxay) heshiiskii Dowlad ku sheegta ka dib!

DHUUSO-MAREEB Gobolka Gal-Gaduud Soomaaliya. Wararka ka imanaaya Gobolka Galgaduud/Mudug waxay xaqiijinayaan inay dagaalo beeleed  isbada joog ah ka soconayaan. dagaalaan  oo u dhexeeya Beelo ama qabaa'ilo Soomaaliyeed oo Gobolka wada degen. Meelaha ugu daran waa Tuulooyinka Camaara/Bacaad weyn

April 4, 2010

BAHUUKO/AMISOM: oo mar dhow la filaayo inay Ahlu-Sunta Wal-jabal-jaan sheegtaan !

JOWHAR : Mas'uulka Wilaayadda Sh/dhexe Sh Bukhaari Aadan ayaa sheegay in Degmadda Raage-ceele ay arbush ku sameeyeen koox burcad ah oo Gobolka si wanaagsan looga yaqaan. Inkastoo ayuu yiri markii dambe ay isku sheegeen inay ka mid yihiin Jabhadda uu Dameer-ZinaawI sameystay ee Qabuuro u dirirka ah laakiin la baxey Ahlu-Sunna.

Halkan ka dhageyso

QABUURAHA: Dood xiiso badan oo ka dhacdey Minneapolis MN.