April 16, 2010

MASHRUUCA ASHAHAADO LA DIRIRKA: oo gaarey heer in sida Gaaladda loo dhaarto iyo Shariifka oo ka qayb galey!

UGAANDHA: Waxaa meelka mid ah Dalka Ugaandha lagu dhigay xaflad lagu sheegay in Ciidan ay leedahay Dowlad-ku-sheegta Soomaaliya oo dhameys siiytey Tabo-bar/farabarey ay siiyeen calooshood-u-shaqeystayaasha Ugaandha iyo waliba Dowlado kale oo ay ku jiraan Mareykanka, Faransiiska iyo kuwa kale oo dhamaantood cadow/gumeystayaal ah.