
Weerarka ka dib waxaa la xaqiijinayaa in Jabhadda AMISOM ay uga dhinteen ilaa 20 ka mid ah Ciidankooda xaquuqa ka wada Xamar, waxaa ka mid ahaa Sarkaal.
Ciidanka AMISOM loogu yeero waxay har iyo habeen Madaafiic ula kac ah ku qaraacaan Degmooyinka Caasimadda Dalkeena, gaar ahaan waxay aad u bartilmaansadaan Xaafadaha degaanka u ah Shacabka waxayna ku laayaan Haweenka iyo Caruurta yar yar. Waxaa taa ka sii daran in aan Dadka Soomaaliyeed ayna dareensaneyn xasuuqa ay wadaan 4400 Adoon ah (Calooshood-u-shaqeysato) oo dhex joogga caasimaddii Dalkooda.
No comments:
Post a Comment