Munaasabadan waxaa ka soo qayb galey Jaalle Shariif, Madaxweynaha Dowlad ku sheegta waxaana laga soo qaadey Sawiro badan oo dhamaaantood muujinaayo heerka xun ee uu maraayo Mashruuca Ashahaado-la-dirirka iyo isku-dir-dirka Ummadda Soomaaliyeed ee ay maalgaliyaan Dowladaha gumeysatada ee uu hor kacaayo Mareykanka (CIA) iyo xulufooyinkiisa Yurubta iyo Adoontiisa Afrika.

Waxaa kaloo sawiradan ka mid ah Jaalle Shariif oo salaan kal-iyo-laab ah gacanta galiyey sarkaal Mareykaan ah oo sida aa wada ognahay maalgalliy silica iyo isku dirka Dalkeena ka jira maanta, iyo dagaalkii gardaradda ahaa ee ay Xabashidu dhulkeena iy dadkeena ku soo qaadey 2006dii kaas oo ay ku dhinteen in ka badan 30,000 oo qof kuna dhaawacmeed in ku dhow 50,000 oo shacab Soomaaliyeed ah.

Gaalka Mareykaan iyo adoonkiisa Ugaandhiiiska ah waxay leeyihiin halka Ciidankeena (Ragga ah) ay Caruurtiina iyo Hooyooyinkiin madfac ku xasuuqeen.
Adinkuna Ciidankiina (Dhadigga oo kale ah) waxaan gaardiska iyo faraxumeynta ku bareynaa wadanka adoonimadda aaminsan ee Ugaandha .
Waxaa xaqiiq ah, inay qasaari doonaan kuwa gumeystaha bada ordaaya ama Ugaandha tabo-bar/Farabar ha lagu soo siiyo ama Kenya ama Xabashida cidkasoo u adeegaysa danaha gumeystayaasha/Gaaladda way guul dareysan doonaa waxayna noqon doonaan xaabo sidi kuwii iyaga ka horeeyayba.

1 comment:
habartiin siilkeedf
Post a Comment