October 2, 2009

KISMAAYO: Maamulka Islaamiga ee Jubooyinka oo Amaankii soo celiyay

KISMAAYO SOOMAALIYA: Maamulka Islaamiga ah ee Goboladda Jubooyinka ayaa ku guuleystay in ay dib u soo celiyaan amaankii iyo kala dambeyntii Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubadda Hoose. Waqtigan xaadirka ah waxaa laga dareemayaa in Magaaladdu ay degen tahay waxkastana sidii caadiga ahaa ku soo laabteen.

Maanta oo ah 01/10/09. Ayuu Maamulka Islaamiga ah dagaal ku qaadey fariisimo ay ka sameysteen koox uu hogaamiyo Axmed Islaam oo dhowaan magaalada ciidan beeleed la soo galay. laakiin waxaa xusid mudan inay huwanaayeen magaca Ururka Xisbul Islaam. dagaalka ay qaadeen maamulka degaanka ayaa yimid ka dib markii Axmed Madoobe iyo Jabhadda uu wato ay diideen inay magaaladda kala baxaan rabshada iyo ciidanka. Hadaba waxaa Maamulka Islaamiga ah markii dambe u suuro gashay inay qasab uga saaraan dhamaan Ciidan beeleedkii qaska iyo jahwareerka ka abuurey Kismaayo.



Waxaa la soo sheegayaa inuu dagaalkani socday ilaa 4 saacadood, halkaasna ay ku dhinteen tiro ka mid ah Dagaalyahanka labada dhinac oo gaaraya ilaa 12 qof halka dhaawacuna lagu sheegay inuu yahay ilaa 50 qof oo shacab iyo dagaalyahanka isugu jira.

Nasiib daro. waxaa ah in shaqsi isku sheegaya inuu halkanka dalka ka socda taageersan yahay in uu dib ugu soo laabto Magaalo Maamul Islaami ah ka jiro halkaasna ay ku naf waayaan walaalo Muslimiin ah . Arintaana eeda oo dhan uu lahaa Axmed Islaan iyo damaciisa xun, isagoo aaminsan ama leh beesheena ayaa xaq leh Maamulka iyo Mansabka Magaaladda Kismaayo oo maanta ah Magaallo xor ah, oo dhamaan Muslimiintana ka dhexeysa.


Sh Cabdi Qani Kabo-jecel: Halkaan ka dhageyso faahfaahin ku saabsan Dagaalkii Kismaayo iyo sida wax u dhaceen

Wargeyska QORAX

2 comments:

ali said...
This comment has been removed by a blog administrator.
Anonymous said...

[url=http://firgonbares.net/][img]http://firgonbares.net/img-add/euro2.jpg[/img][/url]
[b]buy used computer software, [url=http://firgonbares.net/]windows vista boot disk[/url]
[url=http://firgonbares.net/][/url] college student software discounts nero show time
filemaker pro 10 upgrade [url=http://firgonbares.net/]discount software australia[/url] free purchase management software
[url=http://firgonbares.net/]discount adobe software[/url] kaspersky internet security 2009 review
[url=http://firgonbares.net/]when selling software[/url] oem software sale
office 2007 oem software [url=http://firgonbares.net/]microsoft software downloads[/b]