May 13, 2010
April 19, 2010
April 16, 2010
MASHRUUCA ASHAHAADO LA DIRIRKA: oo gaarey heer in sida Gaaladda loo dhaarto iyo Shariifka oo ka qayb galey!

April 13, 2010
CALOOSHOOD-U-SHAQEYSATADA AMISOM: oo ku waayey Saraakiil iyo Ciidan dhan 20 qarax lala beegsadey.

Weerarka ka dib waxaa la xaqiijinayaa in Jabhadda AMISOM ay uga dhinteen ilaa 20 ka mid ah Ciidankooda xaquuqa ka wada Xamar, waxaa ka mid ahaa Sarkaal.
April 7, 2010
ABWAAN ABSHIR BACADLE: oo ka hadley xasuuqa Ciidanka shisheeye (AMISOM).
MUQDISHO Soomaaliya: Waxaan horey u maqalney (QAYLO-DHAAN iyo Waayaha-cusub) iyo Fanaaniin Soomaaliyeed oo ka cabanaaya Halgamayaasha Dalka (Alshabaab iyo Xisbul-Islaam) kuwaas oo curiyay HEESO cabasho ah oo ay ula jeedaan walaalaha Soomaaliyeed ee difaaca Dalka heeganka ugu jira una dhimanaaya. waxayna marwalba iska indha tiraan oo caadi la ah xasuuqa-Caalamiga ah ee ay Ciidanka calooshood-u-shaqeysatada ah ee AMISOM ku hayaan Shacabka Soomaaliyeed ee ku nool Muqdisho.
April 5, 2010
FAALO: Kooxda Mooryaanta Goboladda dhexe (Ahlu Sunna la baxay) heshiiskii Dowlad ku sheegta ka dib!
April 4, 2010
BAHUUKO/AMISOM: oo mar dhow la filaayo inay Ahlu-Sunta Wal-jabal-jaan sheegtaan !
JOWHAR : Mas'uulka Wilaayadda Sh/dhexe Sh Bukhaari Aadan ayaa sheegay in Degmadda Raage-ceele ay arbush ku sameeyeen koox burcad ah oo Gobolka si wanaagsan looga yaqaan. Inkastoo ayuu yiri markii dambe ay isku sheegeen inay ka mid yihiin Jabhadda uu Dameer-ZinaawI sameystay ee Qabuuro u dirirka ah laakiin la baxey Ahlu-Sunna.
Halkan ka dhageyso
Halkan ka dhageyso
March 24, 2010
BOOWE WFP/GARGAARKII LAGA RAYSEY! Goboladda Koonfurta Soomaaliya oo cunno ku filan soo saartey
BAKOOL SOOMAALIYA: Waxaa muddo laga joogo lix bilood ama ka yar laga eryay Koonfurta Soomaaliya hay'adda WFP. Inkastoo markii hore dad badani u arkeen arin aan suuro gal aheyn hadana waxaa cadaatey in Ummadda Soomaaliyeed ee u dhaqan dhulka Beerista ku haboon ee koonfurta Soomaaliya ay ka raysteen oo ay maanta gacantooda kula soo baxeen cunno xalaal ah oo waliba cossob ah yacni aan buunsho aheyn..
{Maasha Allaah Boowe PP iyo WFP buunshahoodii laga raysey !!oo SISIN iyo Masaggo cossob ah aan beeraney}
March 17, 2010
BAARDHEERE: Maamulka Islaamiga oo soo celiyay Hanaankii Jidadka dhex mara Magaaladda.

Nasiib wanaag, Ganacsatadii magaalooyinkaas waxay adeeceen Amarkii waxaan ay natiijadu noqotay mid aad u wanaagsan (Fiiri Sawirka kore). Waxaa hubaal ah in arintani tahay tilaabo horusocod ah. Maasha-Allaah.
January 24, 2010
CADOWGA SOOMAALIYEED: oo wada Qorshe loogu sameynayo Soomaaliya Dagaal-Oogayaal dhalinyaro ah!.
MUQDISHO SOOMAALIYA: Xarunta villa Soomaaliya ee lagu ilaaliya Kooxda Dowlad-ku-sheegga waxaa bilihii u dambeeyay ka socday qorshayaal ay wadaan dowlado shisheeye (Reer Galbeedka/Gaallo) iyo xulufadooda oo lagu yaqaan inay cadow ku yihiin Ummadda Soomaaliyeed, Dowladahaan cadowga oo inta badan ku qaraabta magaca hay'adaha samafalka iyo kan Qaramadda Midoobey .
January 13, 2010
January 2, 2010
SUUFIYADDA AMXAARADA: u shaqeeya oo laga cayriyay Dhuusamareeb

Warar dheeraad ah ayaa sheegaya in Jahhadda Suufiyadu ay Magaalada uga dhex carareen guud ahaan wixii hub iyo Tikniko ahaa ee ay markaas haysteen. Afhayeenka Al-shabaab Sh Cali Maxamuud Raage (Sh Cali dheere) ayaa tilmaamey inay si buuxda ula wareegeen Magaalada Dhuuso-Mareeb isla markaana ay DABADHILIFKA SUUFIYADA ka qanimeyseen ilaa afar gaari oo Tikniko ah iyo Qoryahaha darandooriga u dhaca ee bilihii la soo dhaafey ay Xabashidu siisay Suufiyadda/Dabaqoodhiga ah.
Subscribe to:
Posts (Atom)